News
Militariga maamulka Israa’iil ayaa dalbaday in si degdeg ah loo caddeeyo mustaqbalka marinka Qasa, ayagoo ka horyimid in Xukuumadda Tel Aviv ay dhulkaas wada qabsato oo gumaysato. TV-ga Channel 12 ee ...
Qaar kamida odeyaasha dhaqanka Soomaaliyeed oo kulan ku yeeshay magaalada Muqdisho, gaar ahaan Xarunta Wasaaradda arrimaha gudaha ayaa ku baaqay in si degdeg ah oo shuruud la’aan loo joojiyo colaadaha ...
Faahfaahinno dheeraad ah ayaa ka soo baxaya weerar ay ciidanka deegaanka Gobolka Hiiraan ku qaadeen goob ay ku sugnaayeen xubno ka tirsan Kooxda Alshabaab oo ku deegaanka Aboorey ee gobolkaas.
Munaasibad kooban oo maanta lagu qabtay magaalada Muqdisho ayaa waxaa si wadajir ah loogu saxiixay heshiis Dowladda Soomaaliya looga cafiyay in ka badan Hal Bilyan oo Dollar,sheshiiskaas oo ay ...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa ku dhawaaqay in Mudane Dr. Cabdullaahi Xaashi Abiib uu lumiyay ...
Dawladda Federaalka Soomaaliya, gaar ahaan Wasaaradda Amniga Gudaha, ayaa si rasmi ah u fasaxday in dib loo furo garoonka diyaaradaha ee degmada Doolow, gobolka Gedo. Go’aankan ayaa lagu shaaciyey ...
Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga XFS mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa Maanta Munaasabad ka dhacday Xarunta Wasaaradda Difaaca dalka, xilka ugu kala wareejiyey Wasiiru-dowlaha cusub ee ...
Natiijada doorashada Soomaaliland ayaa lagu dhwaaqay, waxayna guddiga doorashadu sheegeen in murashaxa xisbiga waddani Cabdiraxmaan Cirro uu ku guulaystay xilka Madaxweynaha Soomaaliland Cabdiraxmaan ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta ka qaybgalay munaasabadda xuska Maalinta Dhallinyarada Soomaaliyeed ee 15ka May, taasoo lagu xusayay 81 sano ...
Waxaan si rasmi ah idiinla wadaagaynaa in boggeena rasmiga ah ee Goobjoog ee Facebook la jabsaday lagana saaray dhammaan maamulkii saxda ahaa ee gacanta ku hayay bogga. Waxaa hadda muuqda in si sharci ...
Wararka ka imaanaya magaalada Hargaysa ee caasimadda Soomaaliland ayaa sheegaya in Caawa ay halkaas ku geeriyootay Fannaanadda Asma Saban ka dib markii ay is dishay ama ayadu gacanteeda is daldashay.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeeray xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga ee Xukuumadda Federaalka. Kormeerkan ayaa qeyb ka ah dadaallada joogtada ...
Some results have been hidden because they may be inaccessible to you
Show inaccessible results