News

Faahfaahinno dheeraad ah ayaa ka soo baxaya weerar ay ciidanka deegaanka Gobolka Hiiraan ku qaadeen goob ay ku sugnaayeen xubno ka tirsan Kooxda Alshabaab oo ku deegaanka Aboorey ee gobolkaas.
Militariga maamulka Israa’iil ayaa dalbaday in si degdeg ah loo caddeeyo mustaqbalka marinka Qasa, ayagoo ka horyimid in Xukuumadda Tel Aviv ay dhulkaas wada qabsato oo gumaysato. TV-ga Channel 12 ee ...
Dawladda Federaalka Soomaaliya, gaar ahaan Wasaaradda Amniga Gudaha, ayaa si rasmi ah u fasaxday in dib loo furo garoonka diyaaradaha ee degmada Doolow, gobolka Gedo. Go’aankan ayaa lagu shaaciyey ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta ka qaybgalay munaasabadda xuska Maalinta Dhallinyarada Soomaaliyeed ee 15ka May, taasoo lagu xusayay 81 sano ...
Waxaan si rasmi ah idiinla wadaagaynaa in boggeena rasmiga ah ee Goobjoog ee Facebook la jabsaday lagana saaray dhammaan maamulkii saxda ahaa ee gacanta ku hayay bogga. Waxaa hadda muuqda in si sharci ...
Kulanka oo ay isugu yimaadeen mas’uuliyiin sar sare iyo xubno kale oo ka tirsan jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku dhaqan dalka Masar ayaa waxaa laga soo jeediyay khudbado muhiim ah iyo warbixino diiradda ...
Puntland ayaa sheegay in dagaal culus dhexmaray ciidameeda Difaaca maamulkaas iyo ururka Daacish lagu diley in ka badan 20 ruux oo ay ku jiraan ajaaniib caddaan ah, iyo xubno kale oo kooxdaas ka ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeeray xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga ee Xukuumadda Federaalka. Kormeerkan ayaa qeyb ka ah dadaallada joogtada ...
Hay’adaha dowladda gaar ahaan miisaska ay laamaha garsoorku ku shaqeeyaan waxaa si xoog leh uga socda boqolaal dacwadood oo la xariira boob iyo wax isdaba-marin ay shaqsiyaad kala duwani hantida ...
Magaalada Muqdisho waxay maalinta si taariikhi ah u martigelin doontaa ciyaaryahanno heer caalami ah oo magac weyn ku leh dunida kubadda cagta, kuwaas oo ay ka mid yihiin halyeeyada Afrika sida Samuel ...
Howlgalka cusub ee taageerada Midowga Afrika ee Soomaaliya, oo loo yaqaan AUSSOM (African Union Support and Stabilization Mission in Somalia), ayaa si rasmi ah u bilaabay shaqadiisa Janaayo 1, 2025.
Maanta oo kale, Sanadka walba waxaa dalka laga xusaa maalinta Calanka, waa maalin ka tarjumeysa Qarannimo, Midnimo iyo gumeysi naceyb, 68 sano ayaa ka soo wareegatay markii la sameeyay calanka ...