News

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiikiisa ku qaabilay Danjiraha Ururka Jaamacadda Carabta u qaabilsan Soomaaliya, Mudane, Abdalla ...
Magaalada Dhahar ee xarunta gobolka Haylaan ayaa maanta ka dhacay iska hor-imaad culus oo u dhexeeya Ciidamada Puntland iyo ciidamo hubeysan oo la sheegay iney taabacsan yihiin shirka ka socda ...
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Soomaaliya, Cali Xoosh ayaa magacaabay guddi ka kooban sideed ruux oo ka shaqeyn doono howlaha dhismaha maamulka SSC Khaatumo. Wareegto ka soo baxday Xafiiska ...
Gobolada Sanaag iyo Highland ayaa wajahaya loolan siyaasadeed oo u dhexeeya Puntland iyo dowladda federalka ah ee Soomaaliya oo doonaysa inay ku darto maamulka SSC KHATUMO. Xubno katirsan golayaasha ...
Guddoomiyihii golaha deegaanka ahaana duqii degmada Boosaaso Cabdifitaax Maxamed Cismaan (Shanle), ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqay inuu isaga casiley xilkii uu ka hayey degmada labadii sano ee la soo ...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa tababar u soo xiray saraakiil, saraakiil-xigeenno iyo cutubyo ka tirsan ciidanka Gorgor ee Xoogga Dalka ...
Madaxweynaha Dowladda goboleedka Puntland Siciid Cabdulahi Dani ayaa ayaa dhagax dhigay dhismaha wadada isku xirta Bacaadweyn iyo Gaalkacyo, Munaasabadda dhagaxdhiga waxaa ka qeybgalay Guddoomiye ...
Agaasimihii wasaaradda Kalluumeysiga Puntland, Sharma’arke Yaasiin Beeldaaje oo dalka dibaddiisa ku maqan ayaa beeniyay in uu lacag ka lunsaday wasaaraddaas, oo aysan jirin cid caddayn u keeni karta ...
Howlgalka Midowga Africa ee Soomaaliya AUSSOM ayaa war kasoo saaray Diyaarad taabacsan Howlgalka ayna lahaayeen ciidamada Uganda ee Soomaaliya jooga kuna dhacday Garoonka magaalada Muqdisho, waxaana ...
Mareykanka waa in uu meesha ka saaraa weerar kale oo ka dhan ah Iran haddii uu doonayo in uu dib u bilaabo wadahadalka diblomaasiyadeed, waxaa sidaa BBC u sheegay wasiir ku xigeenka arrimaha dibadda ...
Guddiga Taakulaynta Ciidamada Puntland ayaa lagu eedeeyay inay ku tafri faleen dhaqaalihii loogu talo galay daryeelka askarta ku dhaawacmay dagaalada ka socda Calmiskaad ee loogasoo horjeedo Daacish.
Ugu dambeyn, warka kasoo baxay Madaxtooyada ayaa shaaca looga qaaday in Dowladda Federaalka Soomaaliya ee uu hoggaamiyo Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud uu si buuxda uga go’antahay sii wadista ...