News
Militariga maamulka Israa’iil ayaa dalbaday in si degdeg ah loo caddeeyo mustaqbalka marinka Qasa, ayagoo ka horyimid in Xukuumadda Tel Aviv ay dhulkaas wada qabsato oo gumaysato. TV-ga Channel 12 ee ...
Waxaan si rasmi ah idiinla wadaagaynaa in boggeena rasmiga ah ee Goobjoog ee Facebook la jabsaday lagana saaray dhammaan maamulkii saxda ahaa ee gacanta ku hayay bogga. Waxaa hadda muuqda in si sharci ...
Kenya waxaa maanta hareeyay mudaharaadyo ballaaran oo ay dhigayaan boqolaal dhalinyaro ah, gaar ahaan kuwa loo yaqaan Gen Z, kuwaasoo waddooyinka waaweyn ee Nairobi iyo magaalooyin kale kusoo baxay ...
Wararkii ugu dambeeyay ee inaga soo gaaraya Magaalada Mokho-kori ee gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in ay haawanaysa ka dib markii dagaallo xooggani ka dheceen, islamarkaana maamulkii iyo ciidamadii ku ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta kulan kula qaatay qasriga Al-calamayn, dhiggiisa Jamhuuriyadda Carabeed ee Masar Mudane Cabdifataax Al-Sisi.
Buurta Daallo ee gobolka Sanaag waxaa ka kacay dab xooggan oo sii fidaya sida ay sheegayaan ilo deegaanka ah, dabka ayaa ku faafay dhir badan oo ku taalla dhulka buuraha ah, taas oo keentay inay adag ...
Madaxweynaha Soomaaliland Cabdiraxmaan Cabdullaahi Cirro iyo wefdi uu hoggaaminayo ayaa ku sii jeeda dalka Qatar, ayadoo la filayo inay la kulmi doonaan masuuliyiin ka tirsan dowladda iyo ganacsato u ...
Dowladda Eritrea ayaa si kulul u cambaareysay Dowladda Federaalka Itoobiya, iyada oo ku eedeysay inay wado olole diblomaasiyadeed oo loogu talagalay in lagu muujiyo Eritrea inay khatar ku tahay ...
Ayadoo madaxweynaha Soomaaliland uu maalintii seddaxaad ku suganyahay caasimadda Dooxa ee dalka Qatar, ayay Wasaaradda arrimaha dibedda dalkaasi war ka soo saartay kulan dhex maray madaxweynaha ...
Wasaaradda Gaashaandhigga ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay in dalka si rasmi ah looga saaray liiska madow ee Qaramada Midoobay ee wadamada lagu eedeeyo askareynta carruurta xilliyada ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa furay Madasha Wadatashiga Qaran oo looga arrinsanayo mustaqbalka siyaasadeed ee dalka, gaar ahaan; adkaynta midnimada ...
Saacado ka dib markii Mareykanku uu weeraray xarumaha Nukliyeerka Iran, jawaabta Tehran ayaa noqatay mid adag, waxayna duqeymo ka geysatay in ka badan 400 oo goobood oo ah dhulka ay Israa’iil maamusho ...
Some results have been hidden because they may be inaccessible to you
Show inaccessible results