News

Wararkii ugu dambeeyay ee inaga soo gaaraya Magaalada Mokho-kori ee gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in ay haawanaysa ka dib markii dagaallo xooggani ka dheceen, islamarkaana maamulkii iyo ciidamadii ku ...
Kenya waxaa maanta hareeyay mudaharaadyo ballaaran oo ay dhigayaan boqolaal dhalinyaro ah, gaar ahaan kuwa loo yaqaan Gen Z, kuwaasoo waddooyinka waaweyn ee Nairobi iyo magaalooyin kale kusoo baxay ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta kulan kula qaatay qasriga Al-calamayn, dhiggiisa Jamhuuriyadda Carabeed ee Masar Mudane Cabdifataax Al-Sisi.
Moqokori, Hiiraan – Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo garabsanaya geesiyaasha dadka deegaanka ayaa saaka weerar qorshaysan ku qaaday kooxda Shabaab ee ku sugneyd deegaanka Gumarre oo hoostaga ...
Munaasabado si heer sare ah loo agaasimey oo lagu weynaynayo 1-da Luulyo oo ah maalin qaran oo qeymo badan, islamarkaana laba astoomood oo midnimo iyo madax-bannaani ah u leh ummadda Soomaaliyeed ayaa ...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre, oo dhagax-dhigay Xarunta Wasaaradda Kalluumaysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ah, ayaa sheegay in Wasaaraddan ay ka mid tahay ...
Militariga maamulka Israa’iil ayaa dalbaday in si degdeg ah loo caddeeyo mustaqbalka marinka Qasa, ayagoo ka horyimid in Xukuumadda Tel Aviv ay dhulkaas wada qabsato oo gumaysato. TV-ga Channel 12 ee ...
Buurta Daallo ee gobolka Sanaag waxaa ka kacay dab xooggan oo sii fidaya sida ay sheegayaan ilo deegaanka ah, dabka ayaa ku faafay dhir badan oo ku taalla dhulka buuraha ah, taas oo keentay inay adag ...
Ayadoo madaxweynaha Soomaaliland uu maalintii seddaxaad ku suganyahay caasimadda Dooxa ee dalka Qatar, ayay Wasaaradda arrimaha dibedda dalkaasi war ka soo saartay kulan dhex maray madaxweynaha ...
Madaxweynaha Masar ayaa sheegay in nabad ka dhalata bariga dhexe aan la gaari doonin ilaa laga dhiso dowlad madax banaan oo Falastiin ah oo lagu sameeyo xuduudihii 1967-kii. Waxa uu intaa ku daray in ...
Ra’iisul Wasaaraha Dowladda Qatar ahna Wasiirka Arrimaha Dibadda Sheikh Mohammed bin Abdulrahman Al-Thani ayaa maanta si rasmi ah ugu qaabilay magaalada Doha Madaxweynaha Somaliland, Mudane ...
Waxaan si rasmi ah idiinla wadaagaynaa in boggeena rasmiga ah ee Goobjoog ee Facebook la jabsaday lagana saaray dhammaan maamulkii saxda ahaa ee gacanta ku hayay bogga. Waxaa hadda muuqda in si sharci ...