News

Wararkii ugu dambeeyay ee inaga soo gaaraya Magaalada Mokho-kori ee gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in ay haawanaysa ka dib markii dagaallo xooggani ka dheceen, islamarkaana maamulkii iyo ciidamadii ku ...
Kenya waxaa maanta hareeyay mudaharaadyo ballaaran oo ay dhigayaan boqolaal dhalinyaro ah, gaar ahaan kuwa loo yaqaan Gen Z, kuwaasoo waddooyinka waaweyn ee Nairobi iyo magaalooyin kale kusoo baxay ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta kulan kula qaatay qasriga Al-calamayn, dhiggiisa Jamhuuriyadda Carabeed ee Masar Mudane Cabdifataax Al-Sisi.
Militariga maamulka Israa’iil ayaa dalbaday in si degdeg ah loo caddeeyo mustaqbalka marinka Qasa, ayagoo ka horyimid in Xukuumadda Tel Aviv ay dhulkaas wada qabsato oo gumaysato. TV-ga Channel 12 ee ...
Buurta Daallo ee gobolka Sanaag waxaa ka kacay dab xooggan oo sii fidaya sida ay sheegayaan ilo deegaanka ah, dabka ayaa ku faafay dhir badan oo ku taalla dhulka buuraha ah, taas oo keentay inay adag ...
Waxaan si rasmi ah idiinla wadaagaynaa in boggeena rasmiga ah ee Goobjoog ee Facebook la jabsaday lagana saaray dhammaan maamulkii saxda ahaa ee gacanta ku hayay bogga. Waxaa hadda muuqda in si sharci ...
Madaxweynaha Soomaaliland Cabdiraxmaan Cabdullaahi Cirro iyo wefdi uu hoggaaminayo ayaa ku sii jeeda dalka Qatar, ayadoo la filayo inay la kulmi doonaan masuuliyiin ka tirsan dowladda iyo ganacsato u ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Masaajidka Isbahaysiga Islaamka ee magaalada Muqdisho kula oogay Salaadda Ciidda Carafo, Kumannaan ka mid ah shacabka ...
Saacadihii la soo dhaafay warbaahinta dunidu waxay si weyn u hadal haysay Khilaaf ka dhex qarxay madaxweynaha Mareykanka Donald Trump iyo maalqabeenka caalamka ugu hodansan ee Elon Musk, kuwaas oo ...
Madaxweynaha Turkiga, Recep Tayyip Erdoğan, ayaa telefoon kula hadlay Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud. Wicitaankan ayaa diiradda lagu saaray xiriirka laba geesoodka ah ee u dhexeeya ...
Madaxweynaha maamulka Somaliland, Mudane Dr. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro), oo booqasho ku jooga dalka Kenya, ayaa kulan muhiim ah la yeeshay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Kenya, Mudane Dr.
Waxaa maanta oo ay taariikhdu tahay 28-ka May 2025 la soo wariyay geerida Janaraal Maxamed Siciid (Morgan), oo ku geeriyooday magaalada Nairobi ee caasimadda dalka Kenya. Janaraal Morgan wuxuu ahaa ...