News
Xildhibaan Cabdiqani Dhaashane oo ka tirsan Baarlamaanka Puntland ayaa sheegay un siyaasiyiin ka soo jeeda Gobolka Mudug oo ...
Sidaan horay qoraal arrintaan uga sameeyey, waxaan cinwaankan u doortay maqaal lagu qoray Al-jazeera oo cinwaan looga dhigay: WAA MAXAY SABABTA TRUMP UGU DEGDEGAYAA IN UU AQOONSADO SOMALILAND.
Madaxweynaha Puntland, Siciid Deni ayaa ku wajahan magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya, halkaasi oo uu shir deg deg ah kula yeelanayo Madaxweynaha Jubaland Axmed Madoobe. Ilo wareedyo ku sugan ...
Charles King has arrived in Mogadishu to assume his role as His Majesty’s Ambassador to the Federal Republic of Somalia. … Sii akhri ...
Markab Raashin ah oo ay soo dirtay dowladda Imaaraatiga Carbeed ayaa maanta ku soo xirtay dekedda magaalada Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari. Markabkan oo sida mucaawino ka kooban noocyada kala duwan ...
Xildhibaan hore Cabdibarre Yuusuf Jibriil oo ka soo jeeda degaannada Puntland ayaa ku eedeeyay Villa Somalia in ay colaad sokeeye ka abaabulayso magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug. Siyaasi ...
Wasiirka Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka Puntland, Ubax Cabdirashiid Maxamed Xirsi ayaa shaqa-joojin saddex bilood ah ku samaysay Agaasimihii Maamulka iyo Maaliyadda Wasaaraddaasi, Cabdicasiis ...
Mas’uuliyiin ka tirsan Puntland oo kaashanaya odayaasha iyo waxgaradka degaanka ayaa ku guulaystay in ay xalliyaan xiisad dhawaanahan ka taagnayd degmada Eyl ee Gobolka Nugaal, taasi oo u dhexaysay ...
Waxaa maanta ka qabsoomay xafiiska maamulka gobolka shir degdeg ah oo uu shir guddoomiyay Guddoomiyaha Gobolka Mudug, Mudane Faysal Sheikh Cali, kaas oo ay ka soo qayb galeen xubnaha Guddiga Amniga ...
Madaxweyne Siciid Deni oo ku sugan magaalada Boosaaso ayaa shaqa-joojin ku sameeyay guddoomiyihii maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida iyo denbiyada culus ee dowladda Puntland G/sare Cabdifataax Xaaji ...
Wasiirka Arrimaha gudaha xukuumadda Federaalka Soomaaliya xildhibaan Cali Yuusuf Cali (Xoosh) ayaa lagu wadaa in dhawaan laga wareejiyo wasaaradda, islamarkaana uu noqdo Ra’iisul wasaare ku xigeen ...
Some results have been hidden because they may be inaccessible to you
Show inaccessible results